News

Finalka cawa???

13/07/2014 19:01
Cawa maxa kala haysta xulka kubada cagta e jarmalka iyo arjantina,hadawa marka eynu gadal uegno tariikhehi hore waa sidan  2010 spain vs hollan 1-0  2006 italia vs france 6-4 rigoorayaal 2002 brazil vs germany 2-0  1998 france vs brazil 3-0 1994 brazilvs italia 3-2...
Read more

Guddoomiyaha maxkamda sare oo

13/07/2014 18:36
Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Soomaaliya Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf ayaa ka dayriyey xaaladda amni ee hay'adaha iyo shaqaalaha garsoorka in ka badan sannad kadib markii weerarka lagu qaaday dhismayaasha Garsoorka Muqdishu oo ay ku dhinteen 30 qof. Waxaa kale oo uu ka hadlaya sida uu arko dib...
Read more

Mamulka Galmudug oo

13/07/2014 17:54
Ciidamada Galmudug oo Gaalkacyo ka Burburiyey Goobo Sharcidarro ah Gaalkacyo (KON) - Ciidamada Ammaanka Maamulka Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta Burburiyey Goobo Sharci-darro ah oo iskugu jira Ganacsi iyo Guryo intaba.   Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug, Bile Diini Cali oo...
Read more

taliyaha cusub

13/07/2014 17:15
    Waagacusub.info- Cali Cabdi Wardhere Cali yare oo madax ka soo noqday xafiiskii Raisul wasaare Farmaajo sidoo kalana la taliyaha arimaha bulshada ee Raisal wasaare Abdi Farah Shirdoon ayaa bartiisa Facebook soo dhigay Dukumiintiyo muhiima oo Dowladda Canada ku dooneyso inay...
Read more

Barlamanka Soomaaliya oo

13/07/2014 16:47
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi ah u ogeysiinaya Dadweynaha Soomaaliyeed guud ahaan,si gaar ahna bahda Warbaahinta in aanay Baarlamaanka Soomaaliya isticmaalin bogagga laga sameeyey baraha Facebook iyo Twitter ee magaca Baarlamaanka looga been sheegay. Xoghayaha Guud ee Golaha...
Read more

Ciidamada dowlada oo lagu

13/07/2014 16:29
Warka naga soo gaarayo Degmada Afgooye , ayaa sheegaya in Habbeenimadii xalay Halkaasi uu ka dhacay Dilal iyo Qaraxyo is daba socday. C/llahi Axmed oo kamid ah dadka Deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in Askari ka tirsanaa Ciidamada Boliska DFS ay Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa ku Toogteen bartamada...
Read more

Turkish aid

13/07/2014 16:28
Turkish Aid Agencies halt operations in Somali capital  2  2 Google +0  0 Mogan News Sunday, July 13, 2014 Mogadishu, Somalia (HOL) - Turkish Aid agencies in Somali capital have temporarily stopped their humanitarian programs and other projects in the city during the Holy...
Read more