taliyaha cusub

13/07/2014 17:15

 

 

Waagacusub.info- Cali Cabdi Wardhere Cali yare oo madax ka soo noqday xafiiskii Raisul wasaare Farmaajo sidoo kalana la taliyaha arimaha bulshada ee Raisal wasaare Abdi Farah Shirdoon ayaa bartiisa Facebook soo dhigay Dukumiintiyo muhiima oo Dowladda Canada ku dooneyso inay ku soo qabato Taliyaha cusub ee boliiska Somalia.
Warbixinadaan oo lagu daabacay Warbaahinta Caalamka wuxuu Cali Yare Wardheere ku bilaabay sidaan
Saaxiibayaal waxaan jecleystay inaan idinla wadaago waraaqaha dowladaha reer galbeedka gaar ahaan dowlada CANADA ay ku doondooneyso in la soo xiro Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliyeed Mohmed Hassan ee uu dhawaan magacaabay Raisul wasaarae Abdiweli si aan sharciga waafaqsaneyn


Sida aad lifaaqyada hoose ku arki doontaan Waxay soo bandhigeen magaciisa oo dhamaystiran, Sawirkiisa iyo Danbiyada loo heysto oo ah gabood falo dhan ka dhan bin aadamnimada.HALKAAN KA DAAWO WARBAAHINRA CBC CANADA OO SI WEYN UGA HADASHAY

The New Somali Police Force Commissioner is a Somalian war criminal wanted by government of canada and Toronto-area police

The New Somali Police Force Commissioner is a Somalian war criminal wanted by government of canada and Toronto-area policeThe newly appointed Somali Police Force Commissioner (Known in Canada as) Mr. Mohamed Hassan Farah is wanted by the government of Canada for violating human rights under the Crimes Against Humanity and the War Crimes Act.

The recent, unconstitutional decision, made by the Somali Prime Minister Mr. Abdiwali to appoint Mr. Mohamed Hassan for Commissioner was not well thought of and mainly based on emotional reaction and self interest.

The Prime Minister, didn't do, the due diligence required to properly screen the background of the candidates for the commissioner's role. Not only that he did not screen, he selected an unqualified war criminal to lead such a significant security institution. In addition, the timing of his decision was a give away to Al-Shabaab's objectives. He announced the change one day after Al-Shabaab's attack on the Villa. This shows the Prime Minister doesn't have the leadership capacity and the political intellect required to lead Somalia forward.

We urge, the Somali president and the Somali citizens to not accept such individual criminals to represent such prestige institution in Somalia.