Guddoomiyaha maxkamda sare oo

13/07/2014 18:36

Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Soomaaliya Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf ayaa ka dayriyey xaaladda amni ee hay'adaha iyo shaqaalaha garsoorka in ka badan sannad kadib markii weerarka lagu qaaday dhismayaasha Garsoorka Muqdishu oo ay ku dhinteen 30 qof. Waxaa kale oo uu ka hadlaya sida uu arko dib u dhaca ku yimid dhammaystirka dastuurka. Haaruun Macruuf ayaa waraystay waxana uu ugu horrayn weydiiyey waxa ugu wacan dhammaystir la'aanta dastuurka.

Ahmed.M. Hussein

Moganside news

Stockholm. Sweden