First blog
Dhibatada Somalia haysata waxa weye afar qeybod hadii laga soo tago wadamada dariska ah. Afartas sheey hadii lag qabto dalka somalia wadanku wu hagagi doona side aniga ila tahay. afartas sheey waa kuwe bal?
1: xildhibanada somalied oo aan damir wadaninimo iyo mid diin ah ba lahay oo markasta wadanka iyo shacabka somaliyed lacag yar ku sisto.
2: ganacsatada oo 24 sano wadanko siba konfurta somalia ee kaa dagi ladahay.
3: kuwa odaysha isku skeego oo mar walba raboo inay beelaha somaliyed isku diran marna dhahan waxan dowlada somaliyed ayaan kalsonida kala noqonay.
4: qurba joogta somaliyed oo isku diro ayaagan qabilada somaliyed markasta. oo mamulo been ah iyo madaxweynayal markasta celmosaro.
side aniga ila tahay hadii afartas wax laga qabto shacabka somalied wadanka wuu dagaya oo xita wadamada dariska ah oo waligod cadow soo aha waa laga marmaya hadii siyasi kasto soo dirsadan
Abdirahman .M. Hussein
Moganside news Mogadishu