Finalka cawa???
13/07/2014 19:01
Cawa maxa kala haysta xulka kubada cagta e jarmalka iyo arjantina,hadawa marka eynu gadal uegno tariikhehi hore waa sidan
2010 spain vs hollan 1-0
2006 italia vs france 6-4 rigoorayaal
2002 brazil vs germany 2-0
1998 france vs brazil 3-0
1994 brazilvs italia 3-2 rigoorayaal
1990 germany vs argentina 1-0
1986 argentina vs germany 3-2
1982 italia vs germany 3-1
1978 argentina vs holland 3-1
1974 germany vs holland 2-1
1970 brazil vs italia 4-1
1966 england vs germany 4-2
1962 brazil vs juguslavakia 3-1
1958 brazil vs sweden 5-2
sida aad oo jeedan waa markii sedaxad aay isku dhacen labadan xul. waxan rajeyneyna inn cawa aan ku raxeysano ciyaar aad okulul